Waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey xabaalaha Baqiic ee maagalada Hargiesa askartii Jimcihii lagu dilay Deegaanka buurta Gacan-libaax, iyadoo madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi oo ka qayb galay uu sheegay in sharciga la marin doono.
Muuse Biixi oo ka hadlay aas loo sameeyey askartii lagu dilay buurta Gacan-Libaax
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Madasha Haweenka: Qeybtii labaad ee wareysiga Ayaan Kaaba
- Arday ka faa'iidaysatay barnaamij ay iska kaashadeen Mareykanka, UK iyo Soomaaliya
- Aragtida Soomaalida Minnesota ee ka haridda Biden ee tartanka
- Tallaalka Dabaysha oo ka socda deegaanada Khaatumo
- Ufeyn: 13 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhashay gaaska cuntada lagu karsado
Comments are closed.