Xildhibaannada iyo odayaasha dhaqanka Somailand ayaa sheegay inay weli wadaan tallaabooyinka ay doonayaan inay xal ugu helaan khilaafka gacan-ka-hadalka isku beddelay ee ay ku lug…
Waxaa galabta xabsiga laga sii daayey weriye Bushaaro Baanday oo maanta xarig hal sano ah ay ku xukuntay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa. Sii akhri
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ay waddo dowladda Soomaaliya, iyo wejiga labaad ee dagaalka…
Ugu yaraan shan ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay gobolka Galguduud saaka, sida ay tebisay warbaahinta dawladda Soomaaliya. Sii akhri
Illaa iyo shantii bishan waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ku sugnaa madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud. Joogitaanka madaxweynaha ayaa qeyb ka ah abaabul…
Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dabka xooggan ee dhimashada badan horseeday ee ka kacay qeybo ka mid ah gobolka Hawaii ee…
Maxkamad ku taalla magaalada Haragysa ayaa ku xukuntay hal sano oo xarig ah weriye Bushaaro Baanday oo xirnayd tan iyo bishii May 15-keedii. Sii akhri
Soomaalida ku dhaqan waddamada reer galbeedka ayaa badankoodu waxay waddamadaas ku yimaadaan nidaamka qaxootinnimada, tahriibka ama inay wakaalad ahaan ku keenana eheladoodu. Sii akhri
Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro muran lahaansho dhuleed oo in mudo ah ka dhex taagnaa bulsho beeraley ah oo…
Ra'iisul Wasaare dowladda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa wasiirkii hore ee Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan. Sii akhri









