Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ay waddo dowladda Soomaaliya, iyo wejiga labaad ee dagaalka oo ay soo wajaheen caqabado ay ka mid yihiin qaar ka mid ah dalalkii ka qeyb-geli lahaa oo ka cagajiidaya.

Galka Baarista: Caqabado soo wajahay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.