Xildhibaannada iyo odayaasha dhaqanka Somailand ayaa sheegay inay weli wadaan tallaabooyinka ay doonayaan inay xal ugu helaan khilaafka gacan-ka-hadalka isku beddelay ee ay ku lug lahaayeen kooxda hubaysan ee ku sugan Buurta Gacan Libaax.

Xildhibaano iyo odayaal xal u raadinaya xiisadda Buurta Gacan-Libaax
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.