Khilaafka ayaa lagu warramayaa inuu si gaar ah ugu dhaxeeyo wasiirka gaashaandhigga iyo taliyaha ciidamada xoogga dalka. Sii akhri
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellda Dhexe ayaa sheegaya in maanta dagaal uu ka dhacay degaanka Daaru-Nicma oo u dhow degmada Ruun-Rirgood, kadib weerar ay halkaasi…
Afar caruura oo walaalo ah ayay miino kula qaraxday degmada Laasgeel oo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex, iyadoo dhawaaca soo gaarayay uu ugu culusyahay wiil…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa Axaddi tagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, safarkaas oo qeyb ka ah dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Haddaba…
Waxaa xalay lasoo gaba gabeeyay ciyaaraha kubadda cagta ee Todobaadka Soomaalida Washington D.C ee caasimadda Mareykanka, kuwaas oo ay ka qeybgaleen kooxo ka kala yimid…
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan halkaas oo weyn logu soo dhaweeyay. Sii akhri
WASHINGTON —Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa idinla socodsiinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari). Sii akhri
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa lagu burburiyay saldhiggii maleeshiyada Al-shabaab ee deegaanka Dumaaye ee degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo ahaaa 'halka ay ka…
Bayaan kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in hawlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug lagu dilay 'in ka badan…








