Afar caruura oo walaalo ah ayay miino kula qaraxday degmada Laasgeel oo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex, iyadoo dhawaaca soo gaarayay uu ugu culusyahay wiil 8 jir ah sida uu sheegay Idiris Jaamac Yasiin oo ay walaalo yihiin.

Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday degmada Laasgeel
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.