Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaada Dhexe. Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dowrka haweenka ee koritanka afaka hooyo, waxaana marti ku ah Saamiya Salaad Nuur oo ah macallimad dhigta af-Soomaaliga.…
Xukuumadda Somaliland ayaa xalay daboolka ka qaaday in la cafiyey dhallinyaradii hubaysnayd ee Buurta Gacan Libaax gashay, sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray wasiirka…
Axmed Naaji ayaa ka mid ahaa fanaaniinta ta ugu magaca iyo maamuuska weyn fanka Soomaalida, wuxuuna sidoo kale ahaa musikiste iyo laxamiiste. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu uga tacsiyeeyey ehelada, qaaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliya, geerida naxdinta leh ee ku timi…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii tagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, si uu mar kale u guubaabiyo ciidamada dawladda iyo dadka deegaanka, uguna…
Barnaamijkii Ilayska VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dadaalka Soomaaliya ay ku doonayso inay ugu biirto ururka Bariga Afrika EAC. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la xiray saraakiil lagu eedaynayo inay ciidanka kasoo saareen furimaha dagaalka. Sii akhri
Ciidamada dowladda ayaa fashiliyay Qarax is Miidaamin ah oo Al-Shabaab ay doonayeen in aay ka fuliyeen gudaha degmada Maxaas, sidaasi waxaa VOA u xaqiijiyey maamulka…
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Axmed Naaji Sacad kadib xanuun kusoo booday. Sii akhri









