Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii tagay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, si uu mar kale u guubaabiyo ciidamada dawladda iyo dadka deegaanka, uguna dhiirigaliyo hawlgallada milatari ee ka dhanka ah Shabaab
Madaxweynaha waxaa halkaasi uga sii horreeyay wasiiro iyo xildhibaano. Xalay ayaa Haaruun Macruuf waxa uu khadka telefoonka kula xiriiray Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo horeyna usoo noqday wasiirka Amniga.
Waxa uu ka wareystay qorshaha madaxweynaha ee Maxaas.
Comments are closed.