Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo dhowaan dib loo doortay, ayaa maanta lagu caleemo saaray munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe. Sii akhri
Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisa aan looga shakin karin inay aaminsan tahay midnimada Soomaaliya iyo in kale, sida uu hadalka u…
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo habriaaciisa uu ansixiyey baarlamanka federaalka. Sii akhri
Kismaayo — Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta badda. Dabeeylaha ayaa sababay in la…
Mas’uuliyiinta degmada Qansaxdheere ayaa mar kale ka dayriyey xaaladda nololeed ee sii adkaanaysa xilli ay ay magaaladu ku sugan tahay go’doon ay kusoo rogeen maleeshiyaadka…
Waxaa magaalada Berbera lagu soo geba-gebeeyey bandhigga buugaagta iyo akhriska oo muddo laba maalmood ah halkaas ka socday. Sii akhri
Xafiiska isku duwidda Gargaarka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay sheegay in cudurka daacuunka iyo shuban biyood ay ku faafayaan Soomaaliya. Sii akhri
Magaalada Berbera waxaa maanta ka furmay bandhig dhinaca buugaagta ah, kaasi oo ay ka soo qayb galeen aqoonyahanno, qorayaal, sugaanyahanno iyo dhallinyaro xiisanaysa buugaagta goobta…
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka ka taagan xeerka lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland. Sii akhri
Kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa wararku sheegayaan in xalay xaaladdu deganayd. Sii akhri









