Warbaahinta rasmiga ah ee dawladda ayaa sheegtay in Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ay dalka ka cayrisay labada qof oo u kala dhashay Poland iyo Jarmalka. …
Shalay waxay hal sano u buuxsantay muddada uu xilka hayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii labaad oo 15-kii May loo doortay mar kale…
Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyey VOA ayaa ka hadlay dagaalka xalay iyo mowqifka maamulka Puntland. Waxa uu khadka telefoonka ugu…
Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen iska horimaad xalay ka dhacay duleedka caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe xiisad la xiriirta…
Shir muddo laba cisho ah ka socday magaalada Garoowe, oo ay siyaasiyiinta uga doodayeen xaaladaha siyaasadda ee deegaannada Puntalnd, ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey. Sii akhri
Xaalad bani’aadanimo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto magaalada Beledweyne kadib markii uu wabigu ku fatahay magaalada. Sii akhri
Booliska Soomaaliya oo kaashanaya kan Adduunka ee Interpol ayaa waddanka South Sudan kasoo qabtay Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ka tirsanaan booliska Soomaaliya, kaas oo…
Booliiska bartamaha dalka Nigeria ayaa sheegay inuu baarayo dhimashada ugu yaraan 15 qof oo toddobaadkii hore ka dhacday bulshooyinka beeralayda ah oo ay soo weerareen…
Xisbiga dimoqraadiyadda taageera ee Move Forward oo Axaddii ku guuleystay doorashadii dalka Thailand ayaa dadka siyaasadda falanqeeyaa ay sheegayaan in guushoodu ay jawaab u tahay…
Ciidamada Sudan ayaa qaaday duqeymo dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah caasimadda Khartuum iyaga oo isku dayaya inay dib u…