Press "Enter" to skip to content

UK oo ka fikiraysa inay aqoonsato Falastiin

Xoghayaha arrimaha debedda ee Britain David Cameroon ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan, Cameroon waxa uu soo jeediyey in loo baahan yahay in Falastiin la siiyo dowladnimo si loo dhiiri geliyo xasilooni ka dhalata gobolka.

Comments are closed.