Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dadka qaxootiga iyo muhaajiriinta kasoo jeeda Itoobiya ee ku sugan Puntland, gaar ahaan Boosaaso. Sii…
Ifraax Axmed waa aas-aasaha Hay’adda Ifraax Foundation oo u ololaysa la-dagaalanka gudniinka fircooniga ah. Waxay Haaruun Macruuf uga warrantay heerka gudniinka fircooniga Somaaliya ee xilligan.…
Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee dalka dibaddiisa ka keena agabka kala duwan ayaa ka cabanaya lacago bille ah, oo…
Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxyo xiriir ah oo shalay ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha, kuwaasi oo lala beegsaday dukaamo ganacsi oo…
Shan qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga ee Puntland. Sii akhri
Mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamul goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay in afar qof ay ugu dhinteen cudurka shuban-biyoodka degaanka Xawaadley, iyadoo la sheegayo inay cudurro ka dhasheen…
Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlayay arrimaha la xiriira dib u eegsta dastuurka dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya. Sii…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu ku saabsan yahay illaa 200 oo haween ah oo maal-gelin ganacsi loogu sameeyey magaalada Kismaayo kadib markii ay qaateen tababaro.…
Munaasabad kor loogu qaadayay wacyiga dadweynaha ee dhibaatada Gudniinta Fircooniga iyo Ciribtirkiisa ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo. Sii akhri
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay qabteen nin looga shakisan yahay inuu ka dambeeyey inuu gubay xaaskiisa. Sii akhri










