Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Waa sidee heerka gudniinka fircooniga Soomaaliya ee xilligan?

Ifraax Axmed waa aas-aasaha Hay’adda Ifraax Foundation oo u ololaysa la-dagaalanka gudniinka fircooniga ah. Waxay Haaruun Macruuf uga warrantay heerka gudniinka fircooniga Somaaliya ee xilligan.

Comments are closed.