Wasiirada Gaashaandhigga ee Türkiye iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis dhinaca gaashaandhigga iyo dhaqaalaha, kaasi oo lagu sii horumarinayo xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya labada wadddan iyo degenaanshiyaha gobolka.
Soomaaliya iyo Turkey oo kala saxiixday heshiis difaac oo cusub
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.