Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu aasay Allah ha u maxariistee Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhowaan maydkiisa laga helay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Dhaqaatiirta Indhaha ee Muqdisho ayaa sheegay in toddobaadyadii ugu danbeeyey caasimada ay ku soo badanayeen bukaanada qaba cudurka daafka, kaas oo ah xanuun ku dhaca…
Iyadoo baryahan danbe ay Somaliland ka socotay dadaalo lagu ilaalinayo deegaanka ayay xukuumadda Somaliland sameysay dhul gaar u ah warshadaha kaasi oo ka tirsan degmada…
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Soomaaliya ayaa daah furtay mashruuc cusub oo dhanka beeraha ah, kaas oo la sheegay in wax looga bedelayo habka…
Mas’uuliyiinta Jaamacadda Burco ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka iyo caqabadaha ka jira Somaliland ee dhinacyada sharciga, siyaasadda, dhaqanka iyo qabyaaladda. Sii akhri
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaysytaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha haysta beeraleyda deegaanada HirShabeelle oo marar badan ay saameeyeen daadad. Sii akhri
Boorama — Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa duruufo adag kala kulma inay helaan goobo waxbarasho, oo iyaga u gaar ah, hase ahaatee waxaa jira, dugsiyo…
Sii akhri










