Muqdisho — Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii u magcaabay James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar…
Sii akhri
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa toddobaadkan marti ku ah Dr. Faaduma Sheekh Cali Jimcaale oo ah dhaqtar ku takhasustay cudurada dhimirka. Waxaa wareystay Haaruun Macruuf. Sii…
Sii akhri
Sii akhri
La-taliyaha Amniga Qaranka madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin ayaa sheegay in qorshihii dowladda ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, aanu 'waxba iska bedelin' isaga oo intaas…
Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su'aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku biiritaanka ururrrada xagjirka…
Waxaa maalinkii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka…










