Toddobaadkan waxaa Soomaaliya laga xusay maalinta dhalinyarada, hase yeeshee su'aasha la is weydiinayo ayaa ah maxay dawladdu ka qabanaysaa tahriibka, iyo ku biiritaanka ururrrada xagjirka ee ay dhalinyarada shaqo la’aantu hayso qaybta ka yihiin?
Wareysi: Maxay dowladda ka qabatay ku biirista ururada xagjirka iyo shaqo la'aanta dhallinyarada?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.