Sii akhri
Agaasimaha ha’aydda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa todobaadkan is-baddal ku sameeyay taliyeyaasha qeybo kamid ah hay’addaasi. Sii akhri
Sannadihii ugu dambeeyay waxaa aad ugu soo badanayay Soomaaliya, dadka ay soo ridanayaan xanuunnada ku dhaca maskaxda.Haddaba maxay tahay sababtu? Su'aashi iyo kuwo kale ayuu…
Aqalka Sare ee Senate-ka gobolka Minneosta ayaa Isniintii meelmariyay hindise sharciyadeed ugu yaraan 20% kordhinaya dakhliga darawallada kasoo gala shirkadaha taksiyada ee Uber iyo Lyft,…
Muqdisho — Barnaamijka Dhallinyarada waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha diiradda lagu saaray xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee la xusay 15-kii May. Waxaa soo jeedinaya…
Ra'iisul Wasaaraha Poland, Donald Tusk ayaa Talaadadii ku eedeeyay "Dawladda Ruushka" isku day ay kumannaan muhaajiriin ah oo Afrikaan ah uga tahriibinayso Yurub, isaga oo…
Maleeshiyaadka al-Shabab ayaa xalay weerar kusoo qaaday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana ku dhaawacmay weerarkaas ugu yaraan saddex askari sida ay dad degaanka ah…
Sii akhri
Jimcihii ayaa waxaa kulankii Golaha Wadatahsiga Qaran oo ka socday Muqdishu laga soo saaray warmurtiyeed, kaasi oo ku dhiirigelinayey Baarlamanaka dalka inay dardargeliyana ansixinta cutubyada…
Manchester City ayaa markii afraad oo xiriir ah ku guulaysatay koobka horyaalka Ingiriiska, markii ugu horreysay oo kooxi afar jeer oo isku xigta hanato, kadib…









