Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hub si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay, isla markaana ay galbinayeen ciidamada dawladda ay…
Sii akhri
Sii akhri
Sii akhri
Muqdisho — Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliya Jeneraal Mahad Cabdiraxmana Aadan ayaa shaqadii ka fariisiyey taliyihii xabsiga dhexe ee Muqdisho Sarreeye Guuto Daahir Cabdulle Raage kadib dhacdadii…
Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxii xalay lala beegsaday maqaayad ku taalla meel u dhow Daljirka Dahsoon oo booliisku sheegeen inay ku dhinteen 5 qof,…
Shir ay ka qeyb galayaan saraakiisha maxkamadaha, garsoorayaasha iyo madaxda wasaaradda cadaaladda Soomaaliya ayaa ka soconaya Kismaayo maalintii sadexaad waxaana lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo…
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay, in ugu yaraan 5 qof ay ku dhinteen, 20 kalana ku dhaawacmeen qarax xalay fiidkii ka dhacay bannaanka maqaayadda Top Coffee…
Sii akhri
Dhismaha suuqii Waaheen ee ugu weyna Somaliland ayaa la filayaa in bilawga bisha soo socota xadhiga laga jaro. Sii akhri










