Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya. Sii akhri
Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta kasii socotay doodda ku saabsan cutubka koowaad ee dastuurka oo wax ka beddelka ay kusoo sameeyeen guddiga madaxbannaan ee dib u…
Taliska milatariga Maraykanka ee Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa xaqiijiyey inay duqayn ka gaysteen meel u dhow Jilib 15-kii bishan, maalintaas oo ah tan…
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa ka hadlay geerida marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay in maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla degmada Wadajir ee magaalada…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay baareyso kiiska xubin ka tirsan shaqaalaha hay’adda duulista Soomaaliya oo maydkiisa laga helay guri ku yaalla degmada Wadajir, shalay. Sii…
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadah tamarta la cusbooneysiiyo ee Soomaaliya ay haysato. Sii akhri
Muqdisho — Shalay waxa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedkii wadama Midowga Africa. Shirka ayaa madaxdu ka soo saartay war murtiyeed…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerarka Doorashooyinka, iyadoo qaar ka mid ah ururrada siyaasadda iyo siyaasiyiin kaleba ay kasoo horjeesteen.…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha ammaanka ee Ethiopia ay isku dayeen in shirka Midowga Afrika laga hor-istaago madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mid ahaa…
Faadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee maanta ayay mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerarka Doorashooyinka. Sii akhri










