Taliska milatariga Maraykanka ee Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa xaqiijiyey inay duqayn ka gaysteen meel u dhow Jilib 15-kii bishan, maalintaas oo ah tan ay Al-Shabaab sheegeen in laba dhakhtar oo u dhashay Cuba oo ay ururku la-hayste ahaan u haysteen lagu dilay duqayn ay gaysteen Maraykanka.

Mareykanka oo xaqiijiyey inay duqeyn ka gaysteen meel u dhow Jilib
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.