Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa malmahan ka doodaya dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka KMG ee Soomaaliya, oo qabyo soo ahaa tan iyo sanadkii…
Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gabagabeeyay shir kor loogu qaadayay tayada garsoorka ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo tababarro loogu sameeyaynay xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyey doodda cutubka koowaad ee dastuurka iyo qodobada lasoo jeediyey in la beddelo ama la saxo. Sii akhri
Hay’adda Duulista Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku eedaysay mas’uuliyiinta hawada ee Somaliland inay carqalad ku hayeen duulimaadyada maraya…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha Maamulka iyo Hormarinta Kallumeeysiga Soomaaliya. Sii akhri
Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysey in ay warbaahinta dowladda ka joojisay baahinta khudbadii uu shaley baarlamanka ka jeediyey madaxweynihii hore, ahna mudane ka tirsan baarlamanka…
Golayaasha fulinta iyo sharcidejinta ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey heshiis muhiim ah oo horraantii bishan Soomaaliya la gashay dawladda Turkiga. Sii akhri
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa wada qorshe ay sheegeen in lagu billaabayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ururka Al-Shabaab oo…
Muqdisho — Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka doodayay wax ka badalka iyo dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, waxaana jira aragtiyo kala duwan,…
Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waa qayb labaad oo ku saabsan haweenka Soomaaliyeed ee ku nool maamulka Jubaland, oo illaa 200 oo ka mid ah…










