Dowladda Soomaaliya ayaa iska fogeysey in ay warbaahinta dowladda ka joojisay baahinta khudbadii uu shaley baarlamanka ka jeediyey madaxweynihii hore, ahna mudane ka tirsan baarlamanka Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Dowladda Soomaaliya oo iska fogeysey eedo ka yimid Sheekh Shariif
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.