Muqdisho(SONNA):-Guddiyada Maaliyadda ee labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee la xiriira korjoogtaynta maaliyadda Qaranka iyo hubinta hannaanka isla-xisaabtanka…
Abaaraha iyo biyo la’aanta ka jirta gudaha iyo daafaha degmada Buurhakaba ayaa lagu soo waramayaa in ay saameyn ku yeesheen nolosha boqolaal qoys oo danyar…
Qaar kamid ah Guddiyada Maaliyadda iyo Haweenka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowgar ku qabtay kulan dadweyne oo la xiriiray sida ururada bulshada ay…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa afaafka hore ee xeradda Jeneraal Dhagabadan ee Magaalada Muqdisho ku toogtay naftii-hallige khawaarij ah oo watay jaakad ay ka buuxaan…
Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah…
Baqdaad (SONNA): Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ciraaq danjire Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa ka qayb galay kalfadhiga 28-aad ee golaha Wasiirada ee dalxiiska…
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay’adda maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Richard H. Riley IV, kaasoo…
Muqdisho (SONNA): Wasiirada Wasaaradaha arrimaha gudaha xukuumadda FS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Wasiirka hawlaha guud XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo wasiir ku Xigeenka Wasaaradda…
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS mudane Dr. Cali Xaaji Aadam Abubakar oo ka duulaya qorshaha Qaran ee hirgelinta doorasho qof iyo…
Arbaco (SONNA): Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigelisay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen hoggaanka shirkadaha Soomaaliyeed iyo…

