Muqdisho(SONNA):-Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib dalka ugu soo laabtey kadib markii uu dalka Qatar uga soo qeybgaley…
Guddigga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.isagoo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah, awoodaha uu siinayo dastuurka JFS ,sharciga doorashooyinka qaranka, sharciga ururada iyo xisbiyada siyaasadda,waxa…
Addis ababa(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa ka qeybgalay Kulanka 17-aad ee Wasiirrada Difaaca ee Guddiga Farsamada qaabilsan Difaaca, Amniga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadiya Soomaaliya Danjire Axmed Bin Muxamad Saalax Al-muwalad…
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Tripoli uga qeybgaley munaasabad lagu abaalmarinaayey qeybaha kala duwan ee…
Taliyaha ciidanka Booliiska Gen. Asad Cismaan Diyaano ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo loogu talagalay ciidanka boliiska ee Degmada Howlwadaag. Taliyaha oo ka…
Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo uu hoggaaminaayay Safiirka udalkaasi u…
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo dhawaan ay…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay Degmada Dayniile oo uu ka socday diyaar-garowga doorashooyinka…
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda, Mudane Maxamed Soomaali, ayaa maanta furay kulan lagu soo gabagabeynayey tababar ay bixinayeen madasha Somali Network Operators Group ( SomNOG),…

