Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Caawa ka qeyb galay munaasabad xarigga looga jarayey Masraxa Prof. Shariif Saalax Maxamed…
Muqdisho,( SONNA): Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u qaatay Kaarka codbixinta ee Dooraahada Golaha Deegaanka ee Degmooyinka…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa caawa ku dhawaaqay go’aanka Xukuumadda Dan Qaran ee ah in la cafiyay ardaydii Soomaaliyeed…
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada. Wasiirka cusub…
Wasiirka Gaashaandhigga XFS , Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u-qaabilsanaha cusub arrimaha milatariga ee Safaaradda Talyaaniga, Navy Capt. Antonino Mazzocca. Kulanka…
Muqdisho(SONNA):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay Kalfadhiga 35-aad ee Hay’adaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrikada Bari (EASF), heerka…
Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaatay Kaarka Cod-bxinta ee Gudigga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka, xilli dhawaan la…
Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay la kulmay bulsho ka kala timid degmooyinka Magaalada Muqdisho, isaga oo kala…
Belgrade(SONNA):-Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Isaak Mursal, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay dhigiisa Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Serbia,…
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa ka qeyb galay barnaamij Dood Furan oo ay daadihinaysay Warbaahinta Qaranka,…

