Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daah furtay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 4-aad ee dugsiga sare. Sanadkan waxaa imtixaank u fadhiistay in ka badan…
WASHINGTON D.C. — Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab). Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, Csaba Kőrösi, ayaa si adag u cambaareysay weerarradii shalay lala beegsaday ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, saldhiggooda…
Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay magaalada labaad ee ugu weyn gobalka Hiiraan ee Buloburte, waxaana fatahaadani ay kala jartay isu socodka xaafadaha degmada. Wariyaha VOA-da…
Dalka Soomaaliya waxa uu muddo fog ku jiray dagaallo wejiyo kala duwan lahaa, sidoo kalana waxaa sanadihii ugu dembeeyay dib usoo dhismayay dowladnimada, taas oo…
Guddiga Doorashooyinka ee Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada 10 degmo oo ka mid ah 30-kii degmo ee Puntland shalay doorashada Golayaasha Deegaanka looga dareeray. Sii…
Maleeshiyada al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar xooggan ku qaadeen saldhigga ciidamada Midowga Afrika ee magaalada Buulo Mareer. Sii akhri
Guddiga KMG Doorashada Puntland ee TPEC ayaa ka hadlay codeyntii dadweynaha ee soo dhamaatay, iyadoo la guda galay isla xalay tirinta codadka oo natiijadeeda la…
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya oo xalay howl-gal ka sameeyay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Benaadir waxayna gacanta kusoo dhigeen hub iyo waxyaabaha qaraxa. Sii akhri
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruse ayaa booqasho ku tegay magaalada Moscow ee dalka Ruushka, halkaasi oo uu wada-hadallo kula yeeshay dhiggiisa Sergey…










