Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka ka taagan xeerka lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland. Sii akhri
Kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa wararku sheegayaan in xalay xaaladdu deganayd. Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay dib ugu celiyey golaha Guurtida Somaliland xeerarkii isku sidkayey doorashooyinka madaxtooyada Iyo ururada siyaasadda. Sii akhri
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu yimaadaan. Sii akhri
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay qaadeen duqayn hor leh oo ka dhan ah ururka al-Shabaab toddobaadkan, taasi oo ka dhacday meel waqooyi bari kaga aaddan…
Dadka ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ee ku nool Soomaaliya ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay qeybo ka mid ah Soomaaliya kula kulmayeen…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan marti ku ah Anfac Aadan Cabdi oo ah gabar suxufiyad ah oo ku sugan Muqdisho, xubinna ka ah ururka…
Beeraleyda gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xilli beerashadii sanadkan dalagyadii ay dhigteen inta badan uu saameeyay cayayaan, kaas oo khasaariyay dalagyadii ay filayeen in ay…
Bannaanbax kooban oo laga soo horjeeday is-afgaradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland ayaa shalay ka dhacay fagaaraha kasoo horjeeda safaaradda ay dowlada Itoobiya ku leedahay…
Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa lagu dilay, tiro kalana waa lagu dhaawacay dagaal malayshiyaad beeleed ku dhex maray degaano ku teedsan…










