Hargeysa — Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo toddoba urur…
Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee ku tartamaya. Sii…
Shir dhowaan ka dhacay dalka UK ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay dhowrista xogta qarsoon ee muwaadinka, ayada oo shirkaas ay goobjoog ka ahaayeen dhammaan…
Muqdisho — Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa xalay mar kale loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, kaddib marki ay magacaabistiisa ansixiyeen Golaha Wasiirrada Soomaaliya…
Hargeysa — Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka November, waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacaan doorashooyinka madaxtooyada iyo sharci…
Xildhibaanada ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga hadlayaan khilaafka ka dhex taagan labada dhinac, ayaga oo sidoo kale cambaareeyey hindise sharciyeedyo ay ansixiyeen labada aqal…
Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka doorashooyinka, hindise…
Hargeysa — Madaxaweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay kulan la yeeshay goob-joogayasha Caalamiga ah ee kor joogtaynaya doorashooyinka Somaliland, guddiga doorashooyinka iyo xubno ka tirsan…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa heshiis ku gaaray Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha qaranka iyo Bankiga ganacsiga ee IBS, kaasi oo wax looga qabanayo dhibaatooyinka bani’aadannimo ee…
Hargeysa — Arbacada soo socota oo ku beegan 13-ka bisha November ee soo socota waxaa lagu wadaa in deegaannada hoos yimaada maamulka Somaliland ay ka dhacdo…










