Press "Enter" to skip to content

Aragtida shacabka Somaliland ee doorashada berri dhaceysa

Hargeysa — Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.

Qaar ka mid ah shacbka ku nool magaalada Hargeysa ayaa haddaba dareenkooda ka dhiibtay doorashada berri loo dareerayo. Wariyaha VOA Xamse Cali Jeesto ayaa makaroofanka la dhex qaaday.

 

 

Comments are closed.