Fadhi wadajir ah oo ay maanta yeesheen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayey ku ansixiyeen saddex hinidese sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka doorashooyinka, hindise sharciyeedka ururada iyo xisbiyada siyaasadda iyo hindise sharciyeedka dhismaha guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha.

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey hindise sharciyeedyo la xiriira doorashada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Laascaanood: Ganacsiyada yar-yar oo soo batay bisha Ramadaan
- Ciidamada amniga oo soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Qaahira
- Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegtay dilka horjooge sare iyo 50 Shabaab ah
- NISA oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 41 Al-Shabaab ah
- Somaliland oo dib u furtay dhul daaq-simeedka Banka Aroori






Comments are closed.