Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey magaalada Qaahira, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay madaxda dalkaas. Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, ayaa kulan muhiim ah oo ay ku yeesheen Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira, ku kala…
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan qoray buug…
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).…
Jigjiga — Magaalada Jigjiga ee deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, waxaa maanta oo Khamiis ah laga xusayaa, sannad-guurada 32-aad ee kasoo wareegtay marki la aas aasay Maamulka…
Hargeysa — Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cirro ayaa sheegey, in ciidamada Soomaaliland ay heli doonaan tababro wanaagsan, mushaarkordhin iyo waliba qalabeyn. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan jeediyey…
Muqdisho — Sida ay sheegayaan khuburada ku taqasustay Cilmiga Badaha iyo Kalluumaysiga, waxaa jira in xilligan caqabado badan oo haysta kalluumaysatada Soomaalida. Dhibaatooyinka ayaa waxaa ka…
Muqdisho — Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday, ALLAH ha u naxariistee, Laashin Cabdulle Axmed Maxamuud oo ku magac-dheeraa Cabdulle Geeda-naar. Abwaanka ayaa caan ku ahaa…
Jigjiga — Darawallada gaadiidka yar yar gaar ahaan mooto bajaajka ee magaalada Jigjiga ayaa walaac ka muujiyay, shidaal yari soo wajahday oo caqabad weyn ku noqotay…
Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu soo waramayaa in…










