Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime weyn oo diini…
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo…
Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu furay dufcadda 12-aad…
Muqdisho (SONNA): Baqollaal kamid ah Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo caawa isugu soo baxay fagaaraha isgoyska Taleex ee degmada Hodan ayaa dhigeysa banaanbax nabadeed oo ciwaankiisu…
Muqdisho,(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka argagixiso ee loo adeegsaday bambaanooyinka ee lagu…
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Col. Mahdi Cumar oo shir jaraa’id qabtay ayaa si adag uga hadlay fowdadii galabta ay soo abaabuleen xubno…
Muqdisho (SONNA): Isbeddel weyn oo dhanka nabadgelyada ah ayaa ka muuqda caasimadda dalkeenna hooyo ee Muqdisho, iyadoo warbixintan aan ku muujinayno in magaaladu ay maanta…
Muqdisho,(SONNA):- Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo caawa isugu soo baxay fagaaraha isgoyska Taleex ee degmada Hodan ayaa dhigeysa banaanbax nabadeed oo ciwaankiisu yahay “Codka Caasimadda” iyagoo…
Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed, kaasi oo looga…
Muqdishu,(SONNA):- Maxkamadda Sare Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixisay natiijadi doorashoyinkii Golayaasha deeggaanka iyo Wakiiladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee guddiga doorashoyinka iyo Soohdimuha Qaranku…

