Mas’uuliyiin ka tirsan maamul gobaleedka HirShabeelle ayaa shalay xariga ka jaray Isbitaalka magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellada Dhexe oo dadka degaanka si isku tashi…
Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horreysay muddo ka badan 30 sano ka dib waxa ay dib u howgalisay xarunta kaydka dhiigga . Xarunta maanta waxaa…
Shirkii sadexaad ee ururka xirfadlayaasha caafimaad ee Somaliland ee degen Qaaradda Ameerica oo lagu qabtay Somaliland, kaas oo sanadkan ka dhacay xarunta jaamacada Camuud ee…
Qaar ka mid ah dhallinyarada ka qalinjebisay jaamacadaha Somaliland waxaa haysta shaqo la’aan. Hase yeeshee qaar kale waxay aaminsan yihiin in dhallinyarada shaqo-doonka ah ay…
Barnaamijka Madasha Haweenka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shaqo la’aanta haysata gabdhaha ka qalinjebiya jaamacadaha ee Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aadan.…
Wasaaradda Caafimaadka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay bilaabayso maaraynta daawooyinka iyo qalabka caafimaadka ee waddanka la keeno. Sii akhri
Waxaa shalay magaalada Baledweyne ka hirgalay go’aan shaqo joojin ah oo horaantii toddobaadkan ay ku dhawaaqeen gudiga gaadiidleyda gobalka Hiiraan. Sii akhri
Xubno ka tirsan dhaqaatiirka ka howl-gasha Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in goobaha caafimaadka ay kusoo badanayaan dhallinyarada dawooyinka qaarkood u isticmaala maandooriye ahaanta, taas oo…
Warbixin uu soo saarey Hanti-dhowraha Guud ee dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo gudbiyey in lacag ka badan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay…
GAARISA — Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa shaacisay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka ururka Al-Shabaab. Waxaa kaloo ay wasaaraddu sheegtay…










