Press "Enter" to skip to content

Yuusuf Colaad

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Yuusuf Colaad In dhawayba deelayda gabay, kuma dadaalayne Wakhtigaa igu daadihinayee, doon is ma lahayne…

Dareen Dhiilo

The largest online collection of Somali poetry Yaasiinow adigaa dib ugu noqon, dagalladeeniiye Dooxii Hargaysaad adigaa, daakhilka u galiye Duqaydii markaad gaadho iyo, danabyadii joogay…

Xulub Socod (1975)

Xulub Socod wuxuu Macallinku unkay 1975kii isaga oo jooga magaalada Hargaysa. Waa gabay dhaxalgal ah oo uu Soomaali haddii hadal wax daaweeyo dhinac walba wax…

Makayte

The largest online collection of Somali poetry Adduunyada haddaan nabadi jirin, lama nagaadeene Nal barwaaqo iyo dawladnimo, laguma naaxeene Ninna naallo raaxo leh hurdada, nuxudh…

Takartii Maroodiga Liqday

Caqli gacalkii toosaa fakara nolosha toolmoone Maskax tacajibkeedii batayoo tamani ooyeysa Oo cadha la tiicdaaba waa taydan oo kale Tafantoof dadkeenuba siddii loo tafaafulayee Tahantooge…

Qodob

Hoos waxaad ka helaysaa gabay ka mid ah gabayada Cabdullaahi Dhoodaan oo magaciisa la yidhaahdo Qodob. Gabaygu wuxuu la mid yahay labada kale ee iyaguna…

Salleelo (1974)

Gabaygan Salleelo wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii, wuxuuna joogay xilliga uu tiryey Hargaysa. Kolkii uu Xamar dawladdii ka talinaysay ka quustay waa kii Cabdullaahi kasoo jeedsaday…

Yuusuf Colaad

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 1aad ee Yuusuf Colaad Da’da gabayga waayadan ma rabin, inaan ku daalaaye Dahrigayga waataan ka xidhay, toban…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r