The largest online collection of Somali poetry Maahmaahdu siday tidhi Malkadiyo kuguma simo Mantag meel aad dooniye Muujis iyo maqaarsaar Maskax noqotay maydhaan Mihintiyo u…
Waa gabaygii 4aad ee uu Cumar Fakad ku lahaa Silsiladda Daarood ku Fuul. Hordhaca gabayga dhawaan ayaanu soo gelin doonaa ee ha u daymo la’…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Banfis Kaahaa la wada eegayaa, awr kabaal qabaye Koonfur iyo Waqooyiba hadday, laydhu kaafidaye Sidii…
… Tartiib laguma karo duul hadduu tiif u yuurure e … Tusbax baa la qaataa haddaad toobad keen tahaye Tiixaba waxaa lagu sugaa roobka tooxda…
Markay macanjileeys yeelatay, marin haboowdaaye Markii mudanayaal iyo marwaba, taa la maqashiiyo Soo maca dadaalkii markaa, looma mucurtoonin Dagaal lays maqiiqiyo colaad, maato doox noqotay…
Camanje, Geelle, Beenaleey, Maax, Cali-dhuux: Sida la wariyey, niman Isaaq ah ayaa Xuseen Yogol Furre oo ku magac dheeraa Camanje ku eedeeyey inuu neef geel…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygan iyo masiibo ayuu abwaanku isku maalin tiriyay, isku ujeedo iyo hadafna way ahaayeen. Hadaad rabto inaad ogaato…
The largest online collection of Somali poetry Deelayada maansada marbaa lagu danbaabaaye Marna waa dariiq toosan iyo dib u heshiisiine Marna waa dagaal oo waxbaa…
Likaaco wuxuu Cabdullaahi Dhoodaan mariyey horraantii 1970aadkii, wuxuuna ku tiriyey Muqdishu. Likaaco waa gabay aad u murti badan. Wuxuu ku billaabay hordhac gaaban oo sifanaya…
The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 2aad ee Yuusuf Colaad In dhawayba deelayda gabay, kuma dadaalayne Wakhtigaa igu daadihinayee, doon is ma lahayne…

