Press "Enter" to skip to content

Salleelo (1974)

Gabaygan Salleelo wuxuu abwaanku tiriyey 1974kii, wuxuuna joogay xilliga uu tiryey Hargaysa. Kolkii uu Xamar dawladdii ka talinaysay ka quustay waa kii Cabdullaahi kasoo jeedsaday…

Yuusuf Colaad

The largest online collection of Somali poetry Gabaygii 1aad ee Yuusuf Colaad Da’da gabayga waayadan ma rabin, inaan ku daalaaye Dahrigayga waataan ka xidhay, toban…

Cabdullaahi Muuse

The largest online collection of Somali poetry Gabaygan waxaa tiriyey abwaan Cabdullahi Muuse oo haweenay uu guursaday oo aad u qurux badnayd qoys wanaagsana ka…

Aabi Duulaa Maxamed

Taah Calan waxaa tiriyey abwaan Aabi Duulaa Mohamed bishii Luulyo 1, 2003 oo ku beegnayd markay xoroobeen gobolada koonfureed islamarkaana ay midoobeen labadii gobol ee…

Maxaa iigu Jira (1968kii)

Gabaygan taariikhdiisa soo raadi. Wuxuu yidhi:Indhawayd mabaadii kalaan, mihindisaayaayeMaaweeladii iyo ka tagay, majadii gabayeCeel maaxsan baan shubaayaa, maalin iyo leyleIi muuqan maayaan waxaad, idinku moodeeneMaadooyinkaan…

Ismaaciil Mire

Nin la odhan jiray Carab Dheere oo kibir tadhahay, Goboladda Waqooyi wax Alla wixii uu doono ka sameeyay Ingiriiskuna baardaajinayey, ayaa waxaa la wariyey in…

Cabdi Gahaydh

The largest online collection of Somali poetry Geelii Indha-Badane iyo jabkii Ogaadeen u gaystay Isaaq iyo gabaygii Maxamuud Cali Beenaleey ee digashada iyo goodiska ahaa…

Yuusuf Collaad

Maxamed Siyaad ayuu gabaygan u mariyey gabaygan hoose. Sharaxaad uma baahna oo way iska caddahay ujeedadiisu. Wuxuu yidhi: Hindisaha Mareexaanka iyo, hooda xumadooda Abidkood horseekooda…

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r