Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa saaka ku qarxay bar kantarool oo ay degganayeen ciidamada xasilinta Muqdisho. Sii akhri
Baabuur uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Sii akhri
Afhayeen u hadashay Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa sheegtay in ciidamada Maraykanku aanay la soconin ciidamada Soomaaliya markii ay hawlgalka…
Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dowrka ay duqeymaha cirka ku leeyihiin dagaalka dowladda ee ka dhanka ah Al-shabaab. Sii akhri
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in hawlgal ay sameeyeen ciidmaada dawladda Soomaaliya 6-dii bishan lagu dilay 3 ka tirsan hoggaamiyayaasha al-Shabaab. Sii akhri
Tuulada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 20 al-Shababa ah in lagu dilay kadib weerar ay maleeshiyaadkaasi saakay kusoo qaadeen saldhigga ciidamada dawladda ee Awdheegle. …
WASHINGTON – Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah, Afhayeenka Ururka ONLF Cadaani Hirmooge oo ku sugan gobolka Minnesota ee Mareykanka. Waxa uu ka…
WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay)…
Muddo sanad ka badan, waxaa socda dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya malayshiyada la magac-baxay macawisleyda iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa intiisa badan ka…










