Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 20 al-Shababa ah in lagu dilay kadib weerar ay maleeshiyaadkaasi saakay kusoo qaadeen saldhigga ciidamada dawladda ee Awdheegle.

Wareysi: Dowladda oo sheegatay dilka in ka badan 20 Al-shabaab ah
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Comments are closed.