Burbur xoog leh ayaa soo gaaray buundada Sabuun oo ah halka uu ku yaallo biyo xireenka ugu weyn ee degaanada HirShabelle, gaar ahaan gobalka Shabeellaha…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo geba-gebeeyey shir looga hadlayey horumarinta garsoorka Soomaaliya, oo maalmahan halkaas ka socday. Sii akhri
Magaalada Hargeysa waxaa ku taalla goob hablaha lagu baro xirfadaha kala duwan ee is-difaacidda. Sii akhri
Waxaa maanta magaalada Gabiley lagu aasay Allah ha u maxariistee Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo dhowaan maydkiisa laga helay magaalada Muqdisho. Sii akhri
Dhaqaatiirta Indhaha ee Muqdisho ayaa sheegay in toddobaadyadii ugu danbeeyey caasimada ay ku soo badanayeen bukaanada qaba cudurka daafka, kaas oo ah xanuun ku dhaca…
Iyadoo baryahan danbe ay Somaliland ka socotay dadaalo lagu ilaalinayo deegaanka ayay xukuumadda Somaliland sameysay dhul gaar u ah warshadaha kaasi oo ka tirsan degmada…
Sii akhri
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Soomaaliya ayaa daah furtay mashruuc cusub oo dhanka beeraha ah, kaas oo la sheegay in wax looga bedelayo habka…
Mas’uuliyiinta Jaamacadda Burco ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka iyo caqabadaha ka jira Somaliland ee dhinacyada sharciga, siyaasadda, dhaqanka iyo qabyaaladda. Sii akhri










