Muqdisho — Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey hindise- sharciyeedyada kala ah sharciga Cadaaladda Da'yarta Soomaaliyeed, iyo sharciga canshuuraha dakhliga.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Muqdisho inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Comments are closed.