Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la soo magacaabo, dadkan caasimaddana ay soo dooran doonaan maamulkooda.

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Markab shidaal oo Kuwaiti ah oo lagu weeraray drone Iiraan ah gudaha Dekedda Dubai
- Madaxweyne Lugatoor oo shir guddoomiyey kulan looga hadlayey garsoorka Puntland.
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.





Comments are closed.