Press "Enter" to skip to content

Wareysi: Maxaa kasoo baxay shirkii xirfadleyaasha caafimaadka Somaliland?

Shirkii sadexaad ee ururka xirfadlayaasha caafimaad ee Somaliland ee degen Qaaradda Ameerica oo lagu qabtay Somaliland, kaas oo sanadkan ka dhacay xarunta jaamacada Camuud ee Borama ayaa lasoo gabagabeeyay.

Comments are closed.

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r