Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kiisaska musuq-maasuq ee hareeyey dowladda federaalka Soomaaliya, ayada oo mas’uuliyiin badan lagu soo oogay dacwado la xiriira musuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne, iyo waxa ka dhalan kara.

ILEYSKA VOA: Kiisaska musuq-maasuq ee hareeyey dowladda Soomaaliya
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Shirkii dowlada iyo mucaaradka oo fashil ku soo dhamaaday, Axmed Madoobe oo ka tagay Muqdisho
- Barlamaanka Somalia oo markale ka doodaya waxka-beddelka dastuurka
- DFS oo mucaaradka ku eedaysay fashilka shirkii Muqdisho.
- Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
- Somalia iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis Milatari





Comments are closed.