Press "Enter" to skip to content

Horjoogayaal ka tirsanaa khawaarijta oo lagu dilay Hiiraan

Baladweyne-(SONNA)-Saddex horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ay ciidamada Hay’adda NISA iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Horjoogayaasha la dilay waxaa ka mid ahaa Cabdi Xiiray, oo ka dambeeyay dhagar badan oo cadowgu ka geystay deegaannada Hirshabeelle.

Waxaa xawli ku socda howlgallada ay Ciidamada Qaranka iyo saaxiibbada caalamiga ah ku baacsanayaan khawaarijta, iyadoo laga saaray degaanno badan oo ay ku dhuumaalaysanayeen, lagana dilay xubno muhiim u ahaa cadowga.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r