Press "Enter" to skip to content

Farsamayaqaankii ugu horreeyay Radio Muqdisho oo geeriyooday

Muqdisho(SONNA);-Allah u naxariisto Maxamuud Cali Guuleed, oo ahaa farsamayaqaankii ugu horreeyay ee Radio Muqdisho tan iyo sanadkii 1949, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumku wuxuu door weyn ka qaatay aasaaska iyo horumarinta adeegga idaacadda Qaranka, isaga oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii ugu horreeyay ee dhidibada u taagay lana xasuusan doono kaalintiisii taariikhiga ahayd.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r