Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya Md. Lionel Laurens,
Wasiirka iyo Wakiilka ayaa ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha horumarinta gaadiidka Dalka.
Be First to Comment