Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay Ciidanka Qaranka iyo halyeeyada deegaanka guushii taariikhiga ahayd ee ay maanta kasoo hooyeen dagaalkii lagu jabiyay Khawaarijta ee ka dhacay Degmada Ceeldheer.

Madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug oo hambalyeeyey guulaha Ciidanka
More from GudahaMore posts in Gudaha »
- Ceeldheer ciidanka xoogga oo weli ururinaya maydadka khawaarijtii lagu laayey dagaalkii shalay
- Wasiirka gaashaandhiga XfS oo xaqiijiyey in 60 khawaarij ah lagu dilay Ceeldheer
- Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
- Dowladda oo boogaadisay guulaha ciidanka qaranka ay ka gaareen dagaalkii ka dhacay duleedka Ceel-dheer
- Ciidanka Qaranka oo burburiyay maleeshiyaad damacsanaa in ay weeraraan Ceel-dheer
Be First to Comment