Press "Enter" to skip to content

Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

Baydhabo(SONNA):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka.

Shirka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Jeneraal Liibaan Cali Yarow,Wasiirka amniga Koofur-galbeed, Saraakiil ka socotay hay’adaha amniga qeybahooda iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad.

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 30 seconds

T a a g e e r