Press "Enter" to skip to content

Guddiga Doorashooyinka oo ololaha wacyigalinta diiwaangalinta codbixiyeyaasha ku qabtay Wanlawayn

Wanlawayn(SONNA):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Kulan looga hadlayay wacyigalinta dadwaynaha ee diiwaangalinta codbixiyeyaasha ku qabtay Degmada Wanlawayn.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada, iyo maamulka Degmada, kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii shacabka Degmada ugu qayb qaadan lahaayeen ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Follow Wargeys TV on facebook

Kala soco wararka oo dhan


This will close in 120 seconds

T a a g e e r